Warka maanta cusub

 Sareeye Guuto Mahad Faarax Cilmi (Mahad Canbaashe) taliyaha qaybta 7aad ee ciidanka Qaranka JSL ayaa ka hadlay xaalada Laascaanood, isagoo farriin u diray dadwaynaha gobolka Sool.
Laas caanood lama qabsan Anaga ayaa joogna waxaanu ugu talinayna nin walba waa arkaa2007 di sidii aya ahayd markaan soo galay ee sistamka somaliland ee brakaysn loo yimi dhul bahante mawada hadlayn xabada iyo mayfkuna waa nagu badnaa dhismo iyo guryana umaanaan jeedin reer waliba reer hepel ayuu ku duuli jiray  markaanu badbadinay ee qaranka somaliland keenay ayay badbaaday 
 Maantana waxa guri cad waxa laami waxa ganacsi  halkaa kala baydh bay ku dhawday.halkaana waxay ku dhawday canjiid magaladii. Halkaa dhoodibay madaxa la gashay magaladii waxaso Dhan ragii ku tabcay ee magalada dhisay maxa loo ilaawaya  waxaan leeyahay kuwa soo ordayow  markiii aanu aragnay beenta tirada badan  ee ciyaalkayagii iyo naaga haygii lagu lugooyay  aniga ayaa magalada masuul ka ah aniga ayaa ka Sarah naagii 
Oo iri ciyaalka iyo naaguu waxbay fahmayaane  ciidanka qaranku bal dhinac ha istaago  socodka badan bal daaya
 Waxa la leeyay oo meet walba taala ina mariya la qabsay laascanoode waxaan leeyahay runbaan idiin sheegayaye taas lama qabsanyo  waayo waxa loosoo yaacayanu garanaynaa anana waxaNunujoognanu garanaynaa
Xigasho amaal farxaan

Comments

Popular posts from this blog

War bixin cusub 10 ciyaar yahan ee ugu wanaagsan