Posts

Showing posts from January, 2023

Warka maanta cusub

Image
 Sareeye Guuto Mahad Faarax Cilmi (Mahad Canbaashe) taliyaha qaybta 7aad ee ciidanka Qaranka JSL ayaa ka hadlay xaalada Laascaanood, isagoo farriin u diray dadwaynaha gobolka Sool. Laas caanood lama qabsan Anaga ayaa joogna waxaanu ugu talinayna nin walba waa arkaa2007 di sidii aya ahayd markaan soo galay ee sistamka somaliland ee brakaysn loo yimi dhul bahante mawada hadlayn xabada iyo mayfkuna waa nagu badnaa dhismo iyo guryana umaanaan jeedin reer waliba reer hepel ayuu ku duuli jiray  markaanu badbadinay ee qaranka somaliland keenay ayay badbaaday   Maantana waxa guri cad waxa laami waxa ganacsi  halkaa kala baydh bay ku dhawday.halkaana waxay ku dhawday canjiid magaladii. Halkaa dhoodibay madaxa la gashay magaladii waxaso Dhan ragii ku tabcay ee magalada dhisay maxa loo ilaawaya  waxaan leeyahay kuwa soo ordayow  markiii aanu aragnay beenta tirada badan  ee ciyaalkayagii iyo naaga haygii lagu lugooyay  aniga ayaa magalada masuul ka ah aniga ayaa ka Sarah naagii  Oo iri ciyaalka iy

War bixin cusub 10 ciyaar yahan ee ugu wanaagsan

Image
 Ciyaar yahanada ugu wanaagsanaa usbuucan waxay kala yihiin Neymar ieo mesi 10 CIYAAR YAHANka UGU WACNAA Neymar oo liverpool iyo Arsenal doonayaan Kooxda reer France ayaa xiddiga dunida ugu qaalisan ee Neymar waxay shan sannadood ka hor kasoo iibsatay Barcelona iyadoo kasoo bixisay 222 milyan oo Euro, hase yeeshee waxay hadda diyaar u tahay inay ku fasaxdo qiime aad u hooseeya. Neymar oo xilli ciyaareedkan qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay, isla markaana 21 kulan oo uu u saftay u dhaliyey 15 gool iyo 13 kale oo uu caawiyey, ayay PSG diyaar u tahay inay dhegaysato dalabyo qiimahoodu u dhaxeeyo 50 milyan oo Euro illaa 60 milyan oo Euro. Dalabyo hor dhaca ayaa ka imanaya #Arsenal iyo #Liverpool hadiiba uu tago premier league muxu  Xigasho wargayska ciyaaraa amaal