Warka maanta cusub
Sareeye Guuto Mahad Faarax Cilmi (Mahad Canbaashe) taliyaha qaybta 7aad ee ciidanka Qaranka JSL ayaa ka hadlay xaalada Laascaanood, isagoo farriin u diray dadwaynaha gobolka Sool.Laas caanood lama qabsan Anaga ayaa joogna waxaanu ugu talinayna nin walba waa arkaa2007 di sidii aya ahayd markaan soo galay ee sistamka somaliland ee brakaysn loo yimi dhul bahante mawada hadlayn xabada iyo mayfkuna waa nagu badnaa dhismo iyo guryana umaanaan jeedin reer waliba reer hepel ayuu ku duuli jiray markaanu badbadinay ee qaranka somaliland keenay ayay badbaaday
Maantana waxa guri cad waxa laami waxa ganacsi halkaa kala baydh bay ku dhawday.halkaana waxay ku dhawday canjiid magaladii. Halkaa dhoodibay madaxa la gashay magaladii waxaso Dhan ragii ku tabcay ee magalada dhisay maxa loo ilaawaya waxaan leeyahay kuwa soo ordayow markiii aanu aragnay beenta tirada badan ee ciyaalkayagii iyo naaga haygii lagu lugooyay aniga ayaa magalada masuul ka ah aniga ayaa ka Sarah naagii
Oo iri ciyaalka iyo naaguu waxbay fahmayaane ciidanka qaranku bal dhinac ha istaago socodka badan bal daaya
Waxa la leeyay oo meet walba taala ina mariya la qabsay laascanoode waxaan leeyahay runbaan idiin sheegayaye taas lama qabsanyo waayo waxa loosoo yaacayanu garanaynaa anana waxaNunujoognanu garanaynaa
Xigasho amaal farxaan
Comments
Post a Comment