War bixin cusub 10 ciyaar yahan ee ugu wanaagsan

 Ciyaar yahanada ugu wanaagsanaa usbuucan waxay kala yihiin Neymar ieo mesi


10 CIYAAR YAHANka UGU WACNAA

Neymar oo liverpool iyo Arsenal doonayaan


Kooxda reer France ayaa xiddiga dunida ugu qaalisan ee Neymar waxay shan sannadood ka hor kasoo iibsatay Barcelona iyadoo kasoo bixisay 222 milyan oo Euro, hase yeeshee waxay hadda diyaar u tahay inay ku fasaxdo qiime aad u hooseeya.


Neymar oo xilli ciyaareedkan qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay, isla markaana 21 kulan oo uu u saftay u dhaliyey 15 gool iyo 13 kale oo uu caawiyey, ayay PSG diyaar u tahay inay dhegaysato dalabyo qiimahoodu u dhaxeeyo 50 milyan oo Euro illaa 60 milyan oo Euro. Dalabyo hor dhaca ayaa ka imanaya #Arsenal iyo #Liverpool hadiiba uu tago premier league muxu 

Xigasho wargayska ciyaaraa amaal 

Comments

Popular posts from this blog

Warka maanta cusub